Hargaysa:Taliyaha Milatariga Somaliland Oo Ka Jawaabay Hanjabaadii Puntland

0
Wednesday August 22, 2018 - 09:27:55 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Taliyaha Milatariga Somaliland Oo Ka Jawaabay Hanjabaadii Puntland

    Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa sheegay in aanay Somaliland u laba lugoodin doonin cid kasta oo weerar ku soo qaada dhulkeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa sheegay in aanay Somaliland u laba lugoodin doonin cid kasta oo weerar ku soo qaada dhulkeeda.


Sidoo kale waxa uu ka jawaabay
Waxa uu xusay in ay nabad ugu baaqayaan cid kasta oo marka hore dagaal ugu hanjabta, waxaana hadaladiisii ka mid ahaa "Waxaan Farriin u dirayaa umadda Somaliland meel kasta oo ay joogto oo aan leeyahay sanadkan kiisa kale rabbi bash iyo barwaaqo ha idinku gaadhsiiyo, waxa kale oo aan salaam u dirayaa ciidamada qaranka Somaliland meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaana waxa aan u dirayaa ciidamada Jiida hore jooga” ayuu yidhiHanjabadii Puntland waxaanu yidhi "Anagu waxba hanjabi mayno, madaxweynayagu nabad ayuu ku baaqay anaguna nabad baanu leenahay, laakiin waxa aan u sheegayaa ninkii na soo doonta, dee isaga ayaa yaqaana, waana nabad galyo iminka cid nabad galayada wadanka looga baqayaana ma jirto” ayuu taliyuhu u sheegay Bulsho.