Hargaysa:-Siyaasiga Siciid Sulub Oo La Weydiiyay Jabhada Uu Hogaamiyo Korneel Caarre iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay

0
Wednesday August 22, 2018 - 09:36:36 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Siyaasiga Siciid Sulub Oo La Weydiiyay Jabhada Uu Hogaamiyo Korneel Caarre iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay

    Siyaasiga Siciid Sulub Oo La Weydiiyay Jabhada Uu Hogaamiyo Korneel Caarre iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Siciid Sulub Oo La Weydiiyay Jabhada Uu Hogaamiyo Korneel Caarre iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
Siyaasiga Siciid Sulub Maxamed oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa markii ugu horeysay ka hadlay aragtidiisa ku Saabsan Saraakiil hore uga tirsanaan jiray ciidamada Qaranka oo ka goostay Somaliland, waxaanu yidhi "Waxaan u arkaa inamo cadhooday oo waxna tawday, hawshooduna way iska dhamaanaysaa insha allaah” ayuu yidhi siyaasiga Siciid Sulub Maxamed.

 
Sidoo kale waxa uu ka hadlay hanjabaada ay ku baaqday Puntland, waxaana uu waramayay SBC, waxaana hadaladiisii ka mid ahaa "Reer Puntland'aw Xisaabo Qaldan Ayad Isu Gaysateen Muranada &Dacaayadaha Dhexdayada Jirra Ee Jeegaan iyo Waxaas ad Shubysan Haku Lug Go'ina Dalka Wanu Wadda Difacanynaye Wananu Wadda Leenahay Waxaad Yeeshan Nabada Wax Idiin Dhaama Helimaysane Qaata Ciidamda Qarankana Waxan leeyhay Inamda Kibraya Haday Kibirka Da'yn Wayan Waxay ku Jogsadaan Ku Sameeya" ayuu yidhi