Maraykan:-Minnesota Iyo Maxa Kale Haysta Munaasibada Ciida+Cunsurnamada Ka Jirta Halkaasi

0
Wednesday August 22, 2018 - 09:38:42 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykan:-Minnesota Iyo Maxa Kale Haysta Munaasibada Ciida+Cunsurnamada Ka Jirta Halkaasi

    Minnesota Iyo Maxa Kale Haysta Munaasibada Ciida+Cunsurnamada Ka Jirta Halkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Minnesota Iyo Maxa Kale Haysta Munaasibada Ciida+Cunsurnamada Ka Jirta Halkaasi

Kumanaan Muslimiin ah oo u badnaa Somali ayaa isugu soo baxay salaadii Ciidda ee shaley, taas oo lagu qabtay Stadium weyn ee dhowaan laga dhisey Minneaposli kaa soo ah kan ugu weyn ee dalkan Mareykankan.

Masuuliyiin badan oo Muslimiinta Mareykanka ah ayaa ka hadlay goobtaasi waxaana ay ka dhawaajiyeen Muslim naceybka iyo heerka uu gaarsiisanyahay dalkan, iyo sidoo kale horumarka bulshooyinka soo galootiga ah Somalida ay ka mid tahay ay ka gaareen dalkan. Gaar ahaan iyada oo dhowaantan dhowr musharax oo Somali-mareykanka ah ay guuleysteen.