Burco: Daawo Hay'adda EWADA oo Xoolihi Udxiyada u Qaybinaysa Danyarta, Agoomaha iyo Maxaabiista Xabsiga Burco

0
Wednesday August 22, 2018 - 14:42:26 in by salman abdi
  • Visits: 625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco: Daawo Hay'adda EWADA oo Xoolihi Udxiyada u Qaybinaysa Danyarta, Agoomaha iyo Maxaabiista Xabsiga Burco

    Hay'adda Khayriga ah ee EWADA ayaa Xoolo Nool iyo Hilib qaydhin u qaybisay ku dhowaad 2000 oo qoys oo Danyar ah oo ku kala Nool Burco Gudaheeda iyo Hareeraheeda,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Khayriga ah ee EWADA ayaa Xoolo Nool iyo Hilib qaydhin u qaybisay ku dhowaad 2000 oo qoys oo Danyar ah oo ku kala Nool Burco Gudaheeda iyo Hareeraheeda,
sido kale waxay xoolo iyo hilib gaadhsiisay Xabsiga Dhexe ee Burco iyo Iskuulka Agoomaha Hablaha ah ee Tabantaabo.

Mucaawanadan oo socon doonta 3da maalmood ee ciidka ayaa kamid ah udxiyada sannadkasta xilligan oo kale ay ka hayaddu u qaybiso danyarta iyo dadka jilicsan ee Gobolka Togdheer.

Sh Aadan Hassan Sicid Guddomiyaha Hay'adda EWADA ayaa ka hadlay Xoolahan iyo Hilibkan ay u qaybinayaan Qoysaska Tirada badan, jeelka iyo xarumaha agoomaha. waxanu yidhi

Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Burco ayaa isna ka dareen celiyey Neefaf Lo ah oo Nool oo maxaabiista xabsiga ku jirta loogu talo galay oo hay'addu gaadhsiisay.