Hargaysa:-Xukummada Somaliland oo Madaarka Hargeisa Ku Qabatay Wasiiro Ka Tirsana Dowladi Cabdi Iley Ismaamulka Somalida ETHIOPIA

0
Thursday August 23, 2018 - 13:05:12 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Xukummada Somaliland oo Madaarka Hargeisa Ku Qabatay Wasiiro Ka Tirsana Dowladi Cabdi Iley Ismaamulka Somalida ETHIOPIA

    Xukuumadda Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ku qabtay laba xubnood oo ka tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar, ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ku qabtay laba xubnood oo ka tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar, ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.


Labadan wasiir ayaa kala ah wasiirkii hore ee waxbarashada Ibraahim Aadan Mahad oo ku magac dheer Ibraahim Sacab iyo wasiirkii caddaaladda Cabdi Jamaal Axmed Qaloonbi