Maraykanka Oo Helay Marin Dhulka Hoostiisa Ah Oo Ilaa Mexico Taga +Dheererkiisa Oo La Sheegay.

0
Friday August 24, 2018 - 12:28:08 in by salman abdi
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Helay Marin Dhulka Hoostiisa Ah Oo Ilaa Mexico Taga +Dheererkiisa Oo La Sheegay.

    Maraykanka Oo Helay Marin Dhulka Hoostiisa Ah Oo Ilaa Mexico Taga +Dheererkiisa Oo La Sheegay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykanka Oo Helay Marin Dhulka Hoostiisa Ah Oo Ilaa Mexico Taga +Dheererkiisa Oo La Sheegay. Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaahelay marin dhulka hoostiisa ah oo dhereran goob makhaayad KFC ahaan jirtay oo Maraykanka ku taalla ilaa iyo dalka Mexico.


Daroogo laga keenay guri shaqsi leeyay oo Maksiko ku yaala ayaana la soo gaadhsiin jiray goob horay u ahaan jirtay makhaayad cunto oo Arizona ku taalla.


 

Marinkan dhulka hoostiisa ah ayaa lagu sheegay 180 km oo ka billaabbanaya San Luis kuna tagana San Luis Rio Colorado.



Makhaayadda hilib digaagga caanka ku ah ee KFC ayaa goobtaas daganaan jirtay balse dhawr sano way iska bannaanayd.


Masuuliyiinta ayaa marinkan dhulka hoostiisa ah helay toddobaadkii hore, waxayna xireen mulkiilihii dhismaha koonfurta Arizona ku yaalla.



Baadheyaashuna waxay sheegeen in ay gurigaas ka heleen daroogo.