Waxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali SanduleWaxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali Sandule

0
Friday August 24, 2018 - 21:01:55 in by salman abdi
  • Visits: 457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali SanduleWaxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali Sandule

    Waxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali SanduleWaxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali SanduleWaxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali Sandule Waxaan Qirayaa In Somaliland Tahay Meel U Daran Ninka Jecel, Tuugta Siyaasadana Daryeesha” Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali Sandule

siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah saraakiisha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ka hadlay xaalada daryeel la,aaneed ee soo foodsaartay Cali Sandule oo ku xanuusanaya magaalada Hargeysa.

Jamaal Cali Xuseen oo qoraal uu kaga hadlay xaalada Cali Sandule ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa sheegay in guud ahaan qaranka somaliland ay ceeb ku tahay daryeel la,aanta haysata Cali Sandule.


Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlaya xaalada Cali Sandule ayaa waxa uu qoraalkiisa ku yidhi "Jimce Mubaarak. Qofkastoo damiir lihi wuu ka damqanayaa muuqaalkan arkay xalay ee ahaa Cali Sandule Oo xanuunsanaya. Cali Sandule waan u duceynayaa Ilaahayna caafimaad degdeg ha

 

 

siiyo; waxaan qirayaa laakiin Somaliland inay tahay meel u daran qofkeeda wanaagsan ninkeeda xuna u koolkoolisa Oo tuugta siyaasadda daryeesha, qofkeeda jecelna cidla kaga dhaqaaqda; waa ayaan daro in maanta Cali Sandule ku dhex xanuunsanayo Oo aanu gargaar haysan. Kuligeen ceeb bay inagu tahay hadaan arrinkaa shicib, baayacmushteri iyo dawladiba u kicin