Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Siyaasi Xil,Kahaya Xukuumada XAMAR,+Goobta Laga Qabtay Magaciisa Iyo Xilka Uu Ka Hayo Dawlada Somaliya

0
Friday August 24, 2018 - 21:08:24 in by salman abdi
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Siyaasi Xil,Kahaya Xukuumada XAMAR,+Goobta Laga Qabtay Magaciisa Iyo Xilka Uu Ka Hayo Dawlada Somaliya

    Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Siyaasi Xil,Kahaya Xukuumada XAMAR,+Goobta Laga Qabtay Magaciisa Iyo Xilka Uu Ka Hayo Dawlada Somaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Siyaasi Xil,Kahaya Xukuumada XAMAR,+Goobta Laga Qabtay Magaciisa Iyo Xilka Uu Ka Hayo Dawlada Somaliya

Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Siyaasi Xil,Kahaya Xukuumada XAMAR,+Goobta Laga Qabtay Magaciisa Iyo Xilka Uu Ka Hayo Dawlada Somaliya Xukuumada Somaliland Ayaa Xabsiga Dhigtay Siyaasi Da,yar Oo Ka Tirsan Dawlada Federaalka Somaliya,Kaas Oo Hayb Ahaan Kasoo Jeeda Somaliland,Wiilkan Dhalinyarada Ah Oo Lagu Magacaabo Cabdi Qani Yaasiin Maxamed Oo Ah,Xog-haynta Guud Ee Ra,isal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya,

Xog-hayaha Ra,isal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya Ayaa Si Dhuumaalaysi Ah Usoo Galay Gudaha Somaliland,Iyada Oo Ciidamada Somaliland Ogaaday Inuu Ku Sugan Yahay Gudaha Magaalada Hargeisa Oo Ay Qaraabadiisu Degan Yihiin

 


Ciidamada Amaanka Ayaa Habeenkii Xalay Gurigiisa Kala Baxay Siyaasigan Gacan Yaraha U Ah,Ra,isal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya Waxaanu Hada Ku Jira Xabsiga Ku Yaala Magaalada Hargeisa

Ciidamada Amaanka Somaliland Ayaan Ka Hadlin Xadhiga Lagula Kacay Siyaasigan Da,dayar Waxaana La Filaya In Dhowaan La Hor Geeyo Maxkamada