War Deg Deg Ah:- Hoggaamiye Xisbiga Mucaarad Ah Oo La Xidhey+Sababta Loo Xidhay.

0
Sunday August 26, 2018 - 09:09:13 in by salman abdi
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Hoggaamiye Xisbiga Mucaarad Ah Oo La Xidhey+Sababta Loo Xidhay.

    War Deg Deg Ah:- Hoggaamiye Xisbiga Mucaarad Ah Oo La Xidhey+Sababta Loo Xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Hoggaamiye Xisbiga Mucaarad Ah Oo La Xidhey+Sababta Loo Xidhay. Hoggaamiyaha mucaaradkaRuushka Alexei Navalny ayaa lagu xidhay magaalada Moscow ee caasimadda Ruushka.



Xadhigiisa ayaa ku soo beegmaya laba bilood ka dib markii xabsi laga sii daayay, waqtigaasi oo lagu eedeeyay inuu abaabulayay bannaabxayo looga soo horjeedo maamulka madaxweyne Putin.


 

 

Afhayeen uhadlay hogaamiyaha mucaaradka ruushka ayaa sheegay in aanay caddayn sababta hadda loo xiray, isaga oo intaas ku daray in lagu hayo saldhig uu leeyahay booliska.


Navalny ayaa sabtidii shalay baraha bulshada ku qoray in mudaaharaadka looga soo horjeedo Putin la qaban doono sagaalka bishan September.