Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Booqday EX Wasiir Cali Sandule,Iyo Dhawaaqa Kasoo Yeedha Xukuumada

0
Sunday August 26, 2018 - 09:09:13 in by salman abdi
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Booqday EX Wasiir Cali Sandule,Iyo Dhawaaqa Kasoo Yeedha Xukuumada

    Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Booqday EX Wasiir Cali Sandule,Iyo Dhawaaqa Kasoo Yeedha Xukuumada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Booqday EX Wasiir Cali Sandule,Iyo Dhawaaqa Kasoo Yeedha Xukuumada

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland,Maxamed Muuse Diiriye, Ayaa Gurigiisa Ku Booqday,Ex Wasiiir Cali Sandule Oo Ku Xanuusanaaya Gudaha Magaalada Hargeisa,


Cali Sandule Oo Ahaa Siyaasigii Soo Xero Geliyey Gobolka SOOL Isla Markaana Abaal Weyn Ku Leh Dalka,Waxaa Hagratay Xukuumada Madaxweyne Biixi,Taas Oo Keentay In Dhawaaqa Wasiir Cali Sandule Ay Taabato Badiba Bulshada Somaliland,

Wasiir Ku Xigeenka Saaka Booqday Cali Sandule,Waxaa La Sheegay Inuu Wakiil Ka Aha Madaxweynaha Somaliland Oo Uu Ku Yidhi Soo Arag Xaalada Caafimaad Ee Cali Sandule,Waxaana Loo Dhegtaagaya Dhawaaqa Kasoo Yeedhay Xukuumada Maadama Oo Siweyn Looga Raajicinaayo Inay Xaalada Caafimaad Ee Siyaasigan Damaanad Qaado

 

Xaalada Xanuun ee Lasoo Daristey Siyaasiga CalinSandule ayaa Noqotey Toddobaadkan Mawduuc ugu Culus ee Lagu bartilmaameedsadey Xukuumada Biixi kadib markii.uu Gurigiisa ku Booqdey Madaxweynihii hore Axmed Siilaanyo