Badhsabka Gobolka Togdheer Oo Ku Hafatay Shaqadii Gobolka Iyo Booskii Badhsab Ku Xigeenka Oo Banaan +Bulshda Reer Burco Oo Is Waydiinaysa.

0
Sunday August 26, 2018 - 13:27:02 in by salman abdi
  • Visits: 562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhsabka Gobolka Togdheer Oo Ku Hafatay Shaqadii Gobolka Iyo Booskii Badhsab Ku Xigeenka Oo Banaan +Bulshda Reer Burco Oo Is Waydiinaysa.

    Badhsabka Gobolka Togdheer Oo Ku Hafatay Shaqadii Gobolka Iyo Booskii Badhsab Ku Xigeenka Oo Banaan +Bulshda Reer Burco Oo Is Waydiinaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhsabka Gobolka Togdheer Oo Ku Hafatay Shaqadii Gobolka Iyo Booskii Badhsab Ku Xigeenka Oo Banaan +Bulshda Reer Burco Oo Is Waydiinaysa.

Mudooyinkii U Danbeeyay Waxa Badhsabka Gobolka Togdheer Ahaa Xamse Maxamed Abdi Oo Uu Madaxweynaha Somaliland U Soo Magacaabay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Oo Looga Dhigay Badhsaab Sidaas Dareedeed Waxa Mudooyinkan Danbe Ay Bulshada Magaalada Burco Is Weydiinayeen Badhsaab Kuxigeenkii Gobolka.

 

 

Sidaas Daradeed Waxa Gobolka Togdheer Waa Magaalo Madaxda Labaad Ama Caasimada Labaad Ee Somaliland Ilaa Iyo Intii Xukuumada Muuse Dhalatay Waxaa Meesha Ka Baxay Badhsaabkii Kuxigeenkii Uu Lahaa Gobolka Todgeer Oo Aan Madaxweyne Muuse Aanu Soo Magacaabin Tan Iyo Intii Uu Xilka Hayay, Sidaas Daraadeed Waxa Bulshada magaalada Burco Ayaa Waxa Ay Is Waydiinayaa Halka Uu Ku Danbeeyay Badhsaab Kuxigeenkii Ay Lahayd Magaalada Burco Aan La Soo Magacabinba.

 

Ila Wareedyo Lagu Kallsoon Yahay Ayaa Sheegay In Uu Madaxweyne Muuse Uu Wali Ka Cago Jiidayo Cidii Uu Magacaabi Lahaa Badhsaab Kuxigeenkii Gobolka Oo  aan Ilaa Hada Aan La Hayn

 

Geesta Kale Dadweynaha Reer Burco Ayaa Inta Badan Goobaha Fadhi Ku DIrirka Ee Magaalada Burco Ka Sheegay In Uu Badhsaab Xamse Uu Ku Haftay Shaqadii Badhsaabnimo Ee Xarunta Gobolka Ee Masuulka Looga Soo Dhigay Waan Ta Keentay In Ay Bulshada Reer burco Is Waydiiso Waxa Yaalaha Loo Haysto Badhsaab Kuxigeenka Oo Ilaa Hada Aan Magaaladu Lahayn Waxa Badhsab Kuxigeen Ah Waana Ta Keenaysa In Shaqadii Gobolku Kala Socon Waydo.

 

Inta Badan Xarunta looga Ariniyo Gobolka Ee Uu Fadhiisto Badhsaabka Gobolka Xamse Maxamed Cabdi Oo Markaad Aragto Aanay Ka Muuqan  Waxa Dhaqa Dhaqaaqa Ah Oo Kala Socoshada Dhanka Shaqada Xarunta Maamulka Iyo Shacabka Oo Aan Waxa Arimahaa Ka Soo Gala Maamulka Gobolka U Doonta Magaalada Hargeisa Oo Masaafo Fog U Jirta Burco


Nuux Maxamed Abdi "Samiir"

Burco/Office

Somaliland