Ceerigaabo:-Mid Kamida Madax Dhaqmeedka Gobalka Sanaag Oo U Goostay Dhinaca Koornayl Caare + Xaalada Gobolka Sanaag Oo Meel Xun Maraysa.

0
Sunday August 26, 2018 - 16:01:09 in by salman abdi
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceerigaabo:-Mid Kamida Madax Dhaqmeedka Gobalka Sanaag Oo U Goostay Dhinaca Koornayl Caare + Xaalada Gobolka Sanaag Oo Meel Xun Maraysa.

    Ceerigaabo:-Mid Kamida Madax Dhaqmeedka Gobalka Sanaag Oo U Goostay Dhinaca Koornayl Caare + Xaalada Gobolka Sanaag Oo Meel Xun Maraysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo:-Mid Kamida Madax Dhaqmeedka Gobalka Sanaag Oo U Goostay Dhinaca Koornayl Caare + Xaalada Gobolka Sanaag Oo Meel Xun Maraysa.

Caaqil Maxamuud Dirir oo kamida madax-dhaqmeedka magaalada Ceerigaabo iyo kooxo uu hoggaaminayo ayaa xalay ka baxay magaalada iyaga oo u sii jeeda dhinacaa iyo maamul-gobolleedka Puntland gaar ahaan Qardho oo uu ku sugan yaha kornayl Caare oo dhawaan ka goystay ciidammada qaranka Somaliland.

 

 

 

Kooxahan uu hoggaaminayo caaqilku oo iskugu jira dhallinyaro, kooxo hore uga tirsanaan jiray SNM iyo waxgarad ayaa ilaa hadda u jeedoodu cadayn hasayeeshee waxa loo badinayaa inay ka gadoodsan yihiin xadhiga mujaahid Caddib oo u xidhan xukumadda Somaliland.

 

 

 

Caaqilkan iyo madax-dhaqmeed kale ayaa dhawr maalmood ka hor warbaahinta ka sheegay inuu si xaqdaro ah u xidhanyahay mujaahidku.

Goordhaw Filo Wixii Warar Ka Soo Baxa