Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Gudi Uu Malinkii Shalay Madaxweyne Siilanyo U Saaray Tabashada Deeganada Gobalka Awdal

0
Thursday September 04, 2014 - 16:12:22 in by salman abdi
  • Visits: 978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Gudi Uu Malinkii Shalay Madaxweyne Siilanyo U Saaray Tabashada Deeganada Gobalka Awdal

    Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani Axmed Muumin Seed oo maanta qaar ka mid ah warabaahinta kula hadlay magalada hargaysa ayaa waxaa uu ka hadlay gudi uu malinkii shalay aheyd uu madaxweyne Axmed Siilanyo u magacabay tabas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani Axmed Muumin Seed oo maanta qaar ka mid ah warabaahinta kula hadlay magalada hargaysa ayaa waxaa uu ka hadlay gudi uu malinkii shalay aheyd uu madaxweyne Axmed Siilanyo u magacabay tabashooyinka  arimaha doorashada ee deegaanada gobalka awadalWaxana Uu Yidhi " runti odayashaasi yimid waxaa ay ka mid ahayeen odayaashii ka qeyb qatay gooni isu taagi somaliland runtii waxaa ay halkan u yimadeena waxay ay aheyd tabasho ay xukuumada ka tabanayaan saamiga ay ku leeyahiin xukuumada ha noqoto wasiirada ama ha noqoto ciidamada ama shaqaalaha dawlada madaxweynahana way I yimaadeen cabashdaas baana ay u soo gudbiyeen runtii waxaa ah waxa laga xumado arintii in la bedelo madaxweynahuna isaga oo cabshadooda dhegaystay ayaa waxaa uu u magacabay gudi isgoona ka dhigay cabshadii ay ka qabeen ee ay qaranka somaliland ka cabanaayeen mid ay ka cabanayaan maamulka gobalka awdal runtii arinkaas waa la bedelay qoraalkaas madaxweynaha ka soo baxayana waanu canbaaraynaynaa waa qoraal khaladan waana qoraal lagu kala fogaynaayo dadka shicibka ah ee rer somaliland gudida uu u saarayana waa wasiiradii ay ka cabanayeen shaqalahooda”

Isagoo hadlka sii wata ayuu waxaa uu yidhi "waxanana aan u aragaan in aanu madaxweynaha somaliland ogelen madax baananid iyo wax wada lahaanshaha qaranka somaliland taladuna waxaa ay u talaa cuqasha iyo wax garadka rer awdal wax ay ka yeelanayan” ayuu ku soo koobay hadalkiisii





Contact@afkashacabka.com