Hogaamiyayaasha Ururka NATO Oo Ka Shiraaya Xaaladda Dalka Ukraine

0
Thursday September 04, 2014 - 16:32:51 in by salman abdi
  • Visits: 966
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyayaasha Ururka NATO Oo Ka Shiraaya Xaaladda Dalka Ukraine

    NATO ayaa qorsheynaya inay xoojiyaan difaacooda bariga Yurub, shirka ay ku leeyihiin gobolka Wales ee UK, taasi oo ah istiraatiijiyad cusub oo ay ku doonayaan inay kaga hortagaan faragalinta uu Ruushka ku hayo Ukraine.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

NATO ayaa qorsheynaya inay xoojiyaan difaacooda bariga Yurub, shirka ay ku leeyihiin gobolka Wales ee UK, taasi oo ah istiraatiijiyad cusub oo ay ku doonayaan inay kaga hortagaan faragalinta uu Ruushka ku hayo Ukraine.

Waxaa la filayaa inay faafaahin ka bixiyaan ciidammo qaado tallaabo degdeg oo loo sameeyo gobolka – taasi oo ay ka digayso Moscow inay halis ku tahay ammaanka qaranka Ruushka.


 

Arrinta kale ee walaac ku haysa hoggaamiyaashan ayaa waxay tahay khatarta ka imanaysa kooxda xagjirka ah ee isugu yeertay Dowladda Islaamiga ah iyo dilalka weriyayaasha reer galbeedka ee ay afduubteen.

12 sanno oo ay NATO ku howlanayd dalka Afghanistan, ayaa waxa soo baxaysa su’aasha ah in NATO ay awood u leedahay in ay xalliso dhibaatooyinka iyo caqabadaha haatan ka taagan dalkaasi Afghanistan.




Contact@afkashacabka.com