Theresa May Oo Booqasho Ku Tagaysa Dalal Ku Yaala Qaarada Africa+U Jeedka Safarkeeda.

0
Tuesday August 28, 2018 - 07:53:26 in by salman abdi
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Theresa May Oo Booqasho Ku Tagaysa Dalal Ku Yaala Qaarada Africa+U Jeedka Safarkeeda.

    Theresa May Oo Booqasho Ku Tagaysa Dalal Ku Yaala Qaarada Africa+U Jeedka Safarkeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Theresa May Oo Booqasho Ku Tagaysa Dalal Ku Yaala Qaarada Africa+U Jeedka Safarkeeda.

Ra’isul wasaaraha Ingariiska Theresa May ayaa isbuucan safar ku tagi doonta dalal ku yaal qaarada Afric tan iyo markii ay xilka qabatay sanadii 2016-kii.

Socdaalkan ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo Uk ay ku gudo jirto waqtigii ugu danbeeyay ee ka bixitaankeeda midowga yurub.

Marwo May ayaa waxaa socdaalkeeda ku wehlin doona xubno ka tirsan golaheeda wasiirada 29 ruux oo ka tirsan ganacsatada dalkaas inta ay ku gudo jirto booqashada ay ku tageyso koonfur Africa, Nigeria iyo Kenya.

Warbixin ka soo baxday aqalka Downing Street oo ay qortay Universaltv ayaa lagu xaqiijiyay booqashadan qaadan doonto sadexda maalmood oo ms May


ku tageyso Africa.

 

Dhanka kale haweeneydaan ayaa Noqon doonta ra,isul wasaarihii labaad oo Ingariiska oo taga kenya marka laga soo tago Margaret Thatcher oo safar ku tagtay Nairobi sanadii 1988.