Daawo: Xaaladda Cisbitaalka Guud ee Burco oo Soo Fiicnaanaysa iyo Agaasimaha Cisbitaalka oo ka warramaya

0
Thursday September 04, 2014 - 18:21:03 in by Hargeysa Office
  • Visits: 937
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xaaladda Cisbitaalka Guud ee Burco oo Soo Fiicnaanaysa iyo Agaasimaha Cisbitaalka oo ka warramaya

    Agaasimaha Cusbitaalka Guude ee Magalada Burco Dr C/Qaadir Xaji Muse Muruqliqe ayaa Ka Warbaxiyay Xaaladda Guud ee uu ku sugan yahay Cusbitaalku iyo Duruufaha ku xeeran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Cusbitaalka Guude ee Magalada Burco Dr C/Qaadir Xaji Muse Muruqliqe ayaa Ka Warbaxiyay Xaaladda Guud ee uu ku sugan yahay Cusbitaalku iyo Duruufaha ku xeeran

iyo weliba habka ay Udaryaaleen Bukaan Jiifka ku Jira Cusbitaalka kadib markii ay ka baxday hay’adii MSF oo muddo kooban cisbitaalka gacanta ku haysay, sido kalena wuxu  Agaasimuhu ka sheekeyey Dawada cisbitaalka taalla, mushaharka shaqaalaha sida ay u bixiyaan, iyo weliba farqiga u dhaxeeya qaab hawleedkii iyo shaqadii ka socotay Cisbitaalka imminka iyo wakhtigii ay MSF Gacanta ku haysay Hadaladisina waxa ka mid ahaa

Bukaanjiifka Ku jira Cisbitaalka iyo Ehelkooda ayaa iyaguna ka warramaya Siyaabaha ay u helaan addeegga caafimaad ee cisbitaalka iyo weliba bal sida ay u daryeelaan dhakhaatiirta iyo shaqaalaha cisbitaalku, waxayna shegen in aadeegiisu iminka fiican yahay islamarkaasna si wanaagsan loogu shaqeeyo bukaanka

Contact@afkashacabka.com