Deeq La Gaadhsiyay Buulo Burde

0
Friday September 05, 2014 - 12:48:05 in by salman abdi
  • Visits: 937
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deeq La Gaadhsiyay Buulo Burde

    Kolonyo baabuur ah oo siday gar-gaar ka yimid dowladda Djibouti ayaa maanta la gaarsiiyay degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kolonyo baabuur ah oo siday gar-gaar ka yimid dowladda Djibouti ayaa maanta la gaarsiiyay degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan

Kolonyo baabuur ah oo siday gar-gaar ka yimid dowladda Djibouti ayaa maanta la gaarsiiyay degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan oo ahayd degmo go'doonsan tan iyo marki laga qabsaday al-Shabaab.

General Cismaan Subagle, taliyaha KMG ee ciidamada AMISOM ayaa VOA u sheegay in gar-gaarkan oo dhamaa 250 tan ay isugu jireenbariis, bur,saliid iyo sonkor.

Subagle wuxuu sheegay in ciidanka Djibouti ay si xoog ah raashinkan ku gaarsiiyeen degmada Buulo-Burde, isagoo sheegay inaan cidna go'doomin karin Buullo-Burde.

Ciidamada AMISOM iyo dowladda ayaa Buulo Burde kaga qabsaday al-Shabaab, muddo laga joogo 5 bilood, balse maleeshiyada al-Shabaab ayaa go'doomiyay degmada una diiday inay galaan ama ka baxaan baabuur.



Contact@afkashacabka.com