Muqdisho:-Shirkii Madaxweyne Farmaajo Ku Baaqay Ee Amniga Oo Dib U Dhacay Iyo Sababaha Keenay.

0
Monday September 17, 2018 - 13:41:02 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Shirkii Madaxweyne Farmaajo Ku Baaqay Ee Amniga Oo Dib U Dhacay Iyo Sababaha Keenay.

    Muqdisho:-Shirkii Madaxweyne Farmaajo Ku Baaqay Ee Amniga Oo Dib U Dhacay Iyo Sababaha Keenay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:-Shirkii Madaxweyne Farmaajo Ku Baaqay Ee Amniga Oo Dib U Dhacay Iyo Sababaha Keenay.

Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii wada tashiga amniga qaranka ee uu madaxweyne Farmaajo ugu baaqay golaha amniga oo ay xubno ka yihiin madaxweyneyaasha maamulada soomaaliya.

Dib u dhaca shirkan ku yimid ayaa loo sababaynayaa inuu yimid ka dib markii ay madaxda maamul goboleedyadu dalbadeen in ka hor shirka la siiyo sida ay hadalka u dhiggeen dammaanad qaad buuxa oo siyaasadeed, islamarkaana la helo gacan kale oo saddexaad oo arrimaha leyskuShirkan oo qorshuhu ahaa inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ayaan qabsoomin iyada oo ay meelo kala fog taagan yihiin dawlada federaalka ah iyo maamulada oo sheegay inay xidhiidhkii u jareen.



hayo dhax-dhaxaadisa.Shirkan ayaa loo qorsheeyey in lagaga hadli lahaa arimo la xidhiidha amniga soomaaliya, hir gelinta siyaasada doorashooyinka , arimaha dhqaalaha, dastuurka iyo qodobo kale oo muhiim ah.

Golaha Amniga Qaranka waxaa qeyb ka ah Madaxda maamul goboleedyadda oo shir ay ku yeesheen dhawaan magaalada Kismaayo kaga dhawaaqay in ay hakiyeen xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda Soomaaliya, ilaa amar dambe.