War Deg Deg Ah:-Golaha Deeganka Magalada Boorama Ayaa Manta Doortay Maayir Cusub Iyo Xildhinada Oo Ku kala Qaybsamay Dorashada.

0
Saturday September 29, 2018 - 12:33:02 in by
  • Visits: 332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Golaha Deeganka Magalada Boorama Ayaa Manta Doortay Maayir Cusub Iyo Xildhinada Oo Ku kala Qaybsamay Dorashada.

    War Deg Deg Ah:-Golaha Deeganka Magalada Boorama Ayaa Manta Doortay Maayir Cusub Iyo Xildhinada Oo Ku kala Qaybsamay Dorashada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Golaha Deeganka Magalada Boorama Ayaa Manta Doortay Maayir Cusub Iyo Xildhinada Oo Ku kala Qaybsamay Dorashada. Golaha Deeganka Magalada Boorama Ayaa Manta Doortay Maayir Cusub Iyo Xildhinada Oo Ku kala Qaybsamay Dorashada.

Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Boorama ayaa Kal fadhi ay maanta yeesheen Waxay Ku Doorteen maayir Cusub Gudoomiyaha Golaha Deeganka Boorama Ayaa Loo Doortay Saleebaan Xasan Xaddi.

 

Xildhibaanada qaar ayaa ka soo horjeestay doorashada maayirka cusub, Saleebaan XansanXaddi ayaa horre u soo noqday duqa magaalada Boorama.