Maydad Sannadkiiba Mar la soo saaro oo inta Loo Lebiso Dib loo aaso +Daawo Sawirada

0
Monday September 08, 2014 - 11:15:54 in by Super Admin
  • Visits: 1890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maydad Sannadkiiba Mar la soo saaro oo inta Loo Lebiso Dib loo aaso +Daawo Sawirada

    Xaafada bizarre ee dalka Indonesia ayaa sanadkiiba mar waxaa laga sameeyaa xus layaab leh oo loo dhigo dadka geeriyooday wakhtiyo hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaafada bizarre ee dalka Indonesia ayaa sanadkiiba mar waxaa laga sameeyaa xus layaab leh oo loo dhigo dadka geeriyooday wakhtiyo hore kuwaas oo lafahooda laga soo bixinayo dhar loo geliyo, loo shanleeyo, barafuunno lagu buufiyo kadibna lagu celiyo xawaalahooda.

Xaflada ayaa waxa ay inta badan ka dhacdaa halka loo yaqaanno Toraja oo ah koofurta Sulawesi ,Meydadka ayaa marka lasoo bixiyo waxaa lagu tiiriyaa derbiyo iyada oo loo ekeysiinayo shaqsi taagan oo kale iyada oo ugu danbeynna godka lagu celiyo


Meydadka lasoo fagayo dadka waaweyn oo kaliya maaha ee caruurna waa ku jirtaa sida ka muuqaba sawiradaan lasoo bandhigay.

Sanaadiiqda lagu aaso dadka dhintay ayaa sidoo kale dib looga bedelayaa meydka iyada oo lala aasayo sanduuq cusub.

Xafladaan ayaa magaceeda waxaa loo yaqaan "Xaflada Dib u nadiifinta meydadaka” waxa ayna dhacdaa sanad kasta bisha Agoust.