War Deg Deg Ah:-Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Madaarka Moqdisho Oo Shaqo Joojin Sameeyey+Arimaha Sababay.

0
Wednesday October 03, 2018 - 18:00:37 in by salman abdi
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Madaarka Moqdisho Oo Shaqo Joojin Sameeyey+Arimaha Sababay.

    War Deg Deg Ah:-Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Madaarka Moqdisho Oo Shaqo Joojin Sameeyey+Arimaha Sababay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Madaarka Moqdisho Oo Shaqo Joojin Sameeyey+Arimaha Sababay. Shaqo joojintan ayaaka billaabatay khilaaf muddo dheer soo jiitamayay oo u dhexeeyay shirkad maamusha garoonka Aadan Cadde iyo shaqaalaha Soomaalida ah.



Waxay saamayn ku yeelatay howlihii hagidda diyaaradaha ee garoonka, inkastoo aysan si buuxda hakad u galin.


 

 

Mushkiladda ayaa timid sida ay qaar ka mid ah shaqaalaha hagista dayaaradaha u sheegeen BBC ka dib markii masuuliyiinta shirkadda Favori LLC oo maamusha garoonka ay shaqada ka eryeen horjoogihii shaqaalaha hagista diyaaradaha, ka dibna caro ay ka qaadeen shaqaaluhu tallaabadaas awgeed ay ku dhaqaaqeen gadood shaqo joojin ah.


Lama oga sababta rasmiga ah ee uu salka ku hayo khilaafka shirkadda iyo horjoogaha shaqaalaha, hase ahaatee waxaa in muddo ahba soo kordhayay cabashada ay shaqaalaha haga diyaaradaha garoonka ka qabeen shirkadda Favori ee laga leeyahay dalka Turkiga.