"Waxa Danbe Ma Dhoob Dhoobayno Dadka Baylihin Mayno Ee Dalka Waxa Ayaan U Qabanaynaa" Eng Faysal Cali Waraabe.

0
Thursday October 04, 2018 - 14:05:44 in by salman abdi
  • Visits: 405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxa Danbe Ma Dhoob Dhoobayno Dadka Baylihin Mayno Ee Dalka Waxa Ayaan U Qabanaynaa" Eng Faysal Cali Waraabe.

    "Waxa Danbe Ma Dhoob Dhoobayno Dadka Baylihin Mayno Ee Dalka Waxa Ayaan U Qabanaynaa" Eng Faysal Cali Waraabe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa Danbe Ma Dhoob Dhoobayno Dadka Baylihin Mayno Ee Dalka Waxa Ayaan U Qabanaynaa" Eng Faysal Cali Waraabe.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid EngFaysal Cali Waraabe Oo Maalintii Shalay Ka Hadlayay Munaasibada Ay Ku Qalin Jabinayeen Ardayada Ka Qalin Jabisay Jamaacada Gollis Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Waxa Uu Ayaa XukuumadaUu Hogaamiyo Madaxwenye Muuse Biixi U Soo Jeediyaya Eedo Taas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Noqotay Xukuumada Fadhiid Ah.

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ugu Horayntii Microphonka La Wareegay Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ay Somalilland Sanadkan Tahay Xilgii Ay Ugu Leedatay Waxa Ka Mid Ahaa Hadladiisii "Waxaad Eegtaan Dawadaha Aan Jaarka La Nahay Ee Ethiopia, Kenya Jabouti Iyo Somalia Oo Aan Intabad Ka Bar Yayno Bassporka Waxa Inagu Dhacay Hogano Xumo Oo Halkaas Ina Soo Gaadh Siiyay Wadamadaasna Inaga Ayaa Xoriyada Ka Hor Helayā€¯

Gudoomiye Faysal Ayaa Waxa Uu Mudooyinkii U Danbeeyay U Jan Jeedhay Xaga Xukuumada Uu Hogaamiyo Madaxweyne BiixiOo Minta Badan Ka Difaaci Jiray Hadlada Mucaaradka Uga Yimada, Hada Sababta Uu Uga Soo Hor Jeestay Xukuumada.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Hadlkiisa Sii Wata Ayaa Waxa Uu Yidhi "Dawlada Waxa Laga Maamullka Magaalada Xamar, Dabada Waa Laynaga Soo Bidhay Oo Dalka Waa Laga Seexday Sida Ay Madhab U Cunayeen Ayaa Waxa Ay Soo Toosan Kob Iyo Tobanka DuhurnimoSidan Umada lagu Wadi Maayo Ayaa Uu Yiidhi Eng Faysal Cali Waraabe.

Gudoomiye Faysal Oo Hadalkiisa Sii Wada Ayaa Waxa Uu Yidhi "Dalkan Xidankii Ayaa La Khiyaameeyay Oo Mar Danbe Uma Ogalin Waxa Danbe Khiyaamo ah Waxa Aan Ka Qabanaynaa Waxa Dalka Ka Jira Shir Ayaan Ku Baaqaynaa Dalka Waan U Tashanaynaa, Waana In La Xisaabtamaa Ninka Qoriga Wataa Dalka ayaa La Ilaalinaynaa Oo Talo Ayaan Ku Noqonaynaa.

Geesta Kale Faysal Ayaa Waxa Uu Intaas Ku Daray In Aanay Macquul Ayn I La Isku Adeegsaddo Wadamada Shisheeye Ee Dalka Fara Galinta Ku Wada, Sidoo Waxa Istaagay Golayaashi La Soo Doortay Sida Wakiilad, Guurtida Iyo Deeganka Oo Intuba Noqoday Qaar Fadhiid Ah Oo Gabay Shaqadoodii , Asxaabtii Qaranku Way Seexdeen oo Ma Shaqeeyan Iyo Xukuumadiiba Waa Ay Gabeen Shaqadoodii Loo Igmaday

Source:-Batalaalenews.Net