Khilaaf Ka Dhex Taagan Iskaashatada Tiglayaasha Magaalada Burco Iyo Maamulka Dawada Hoose Oo Qayb La Saftay.

0
Friday October 05, 2018 - 14:04:55 in by salman abdi
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Ka Dhex Taagan Iskaashatada Tiglayaasha Magaalada Burco Iyo Maamulka Dawada Hoose Oo Qayb La Saftay.

    Khilaaf Ka Dhex Taagan Iskaashatada Tiglayaasha Magaalada Burco Iyo Maamulka Dawada Hoose Oo Qayb La Saftay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaaf Ka Dhex Taagan Iskaashatada Tiglayaasha Magaalada Burco Iyo Maamulka Dawada Hoose Oo Qayb La Saftay.

Mudooyinkii UDanbeeyay Waxa Khilaaf Bani Ka Taagnaa Iskaashatada Tg-layaasha Magaalada Burco Ee Ku Kalla Goosha Xaafadaha Kala Duwan Ee Magaalada Burco Oo Mudooyinkan Isku Hayay Gudoomiyaha Cusub Oo Doorashadiisa Uu Ka Dhashay Khilaafkani.

Ururka Iskaashatada Tiglayaasha ee Magaalada Burco Ayaa Inta Badan Sanadkiba Doorta Gudoomiye Cusub Oo Badali DoonaKa Markaas Xilka Ka Sii Dagay Oo, Aay Iska Dhex Doortan Marka Ka Ay Doonayaan

Hadama Maamulka Degmada Burco Ee Uu Hor Kacayo Maayir Muraad Ka Burco Ayaa Waxaa Uu Kala Qaybiyay Iskaashatada Tiglayaasha Ee Ay Midaysay Aqoonta Tigaha , Golaha Deganka Degmada Burco Ayaa La Kala Saftay Maamulka Tiglayaasha Ee Kala Saarayay Musharaxiinta Cusub Ee U Taagan Qabashada Gudoomiyaha Tigalayaasha.

Qaar Ka Mid Ah Tiglayaasha Ee U Kala GooshaXaafada Oo Nala Soo Xidhiidhay Ayaa Noo Xaqiijiyay In Uu Khilaafka Hadheeyay Tiglayaasha Magaalada Burco Ay Dabada Kariixayaan Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Burco ,Agaasimaha Arimaha Bulshada Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Burco Oo Intabadan Qayb Ka Qatay Kala Qaybinta Tiglayasha.

Iskastaba Aha,ahatee Ilaa Hada Waxa Aan Waxaba Ka Qaban Khilaafkan BaahasanEe Ka Taagan Iskaashatada Tiglayasha Magalada Burco Badhsaabka Gobolka Iyo Taliyaha Qaybta Ee Gobolka Togdheer , Qofkan La Soo Xidhiidhay Warbaahinta Batalaalenews.net Ayaa Ka Gaabsaday In Aan Magaciisa Ku Xusno Ayaa Intaa Ku Daray In Ay Golaha Deeganku Wataan Musharaxa Ugu Codka Yar Ee U Tartamay Muharax Nimada Tiglayaasha Oo Ilaa Hada Aan Loo Heli Waxa All Ah

Hadaba Bulshada Kala Duwan Ee adeegsan Jirtay Tiglayaasha Ayaa Walaac Ka Muujiyay Khil Khilkan Soo Kala Dhex Galay Tiglayasha Oo Aad Looga Hadal Hayo Goobaha Ganacsiga Ee Magalada Iyo Meheradaha

Lasoco Qaybta Ka Soo Kordha Khilaafkan:-

Source:-Batalaalenews.Net