War Deg Deg Ah:-Ciidamada Policeka Oo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga KULMIYE,Iyo Saxafiyiin Xabsiga Loo Taxaabay

0
Saturday October 06, 2018 - 10:50:23 in by salman abdi
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Ciidamada Policeka Oo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga KULMIYE,Iyo Saxafiyiin Xabsiga Loo Taxaabay

    War Deg Deg Ah:-Ciidamada Policeka Oo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga KULMIYE,Iyo Saxafiyiin Xabsiga Loo Taxaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Ciidamada Policeka Oo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga KULMIYE,Iyo Saxafiyiin Xabsiga Loo Taxaabay Ciidamada Policeka Somaliland Ayaa La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga KULMIYE,Halkaas Oo Jaamac Shabeel Ku Balamiyey Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE,

Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ay Weheliyaan Siyaasiyiin Kale Oo Ka Tirsan Xisbiga Ayaa Markii Uu Soo Gaadhay Xarunta Waxa Lagu Wargeliyey Inaanu Jirin Wax Shira Oo Goobtani Ka Dhacaaya

Sidoo Kale Waxaa Xabsiga Loo Taxaabay Weriyayaal Ka Hawl Gala Warbaahinta Dalka Kuwaas Oo Iyagu Halkaasi U Yimi Inay Soo Tabiyaan Nuxurka Shirka La Damacsana In Lagu Qabto Xarunta Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

Sidoo Kale Ilo-Wareedo Aanu Helayno Ayaa Sheegaya In Jirdil Loo Geystay Weriyaasha La Xidh-xidhay Iyo Siyaasiyiin Wehelinaayey Jaamac Shabeel