Marwadda Madaxweynaha Maraykanka Oo Booqashadeedii Afrika Kusoo Gebo Gebeysay Masar

0
Sunday October 07, 2018 - 08:17:12 in by salman abdi
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwadda Madaxweynaha Maraykanka Oo Booqashadeedii Afrika Kusoo Gebo Gebeysay Masar

    Marwadda Madaxweynaha Maraykanka Oo Booqashadeedii Afrika Kusoo Gebo Gebeysay Masar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwadda Madaxweynaha Maraykanka Oo Booqashadeedii Afrika Kusoo Gebo Gebeysay Masar

Marwadda madaxweynaha dalka Masar Maraykanka ayaa booqashadeedii Afrika kuso gebo gebaysay wadanka Masar, iyada oo booqasho ku tagtay dalkaasi, waxaana qaabishay Attasar Al Siisi

dhigeeda dalka Maraykanka Milaniya Turaam kadib markii ay soo gaadhey Mrs Milaniya dalka Masar.

Marwadda madaxweynaha Maraykanka ayaa dalkaasi Masar soo gaadhey kadib markii ay soo martay wadamo kale oo Afrika ku yaala, kuwaas oo kala ah Gaana, Malawi iyo Kenya,waxaana la filayaa in ay booqato goobo taariikhi ah oo dalkaasi ku yaala, sida Dugsiyo, goobo caafimaad iyo goobaha dalxiiska ee Ahraamta Masar .

Milaniya ayaa socdaalkeedan kusoo gebo gebayn doonta dalkaasi Masar oo ay maanta soo gaadhey.