Xaflad Uu Ka Qeyb Gali Lahaa Madaxweyne Biixi Oo Baaqatey Iyo Saylici Oo Ka Qeyb Gali Doona.

0
Wednesday October 10, 2018 - 13:51:11 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaflad Uu Ka Qeyb Gali Lahaa Madaxweyne Biixi Oo Baaqatey Iyo Saylici Oo Ka Qeyb Gali Doona.

    Xaflad Uu Ka Qeyb Gali Lahaa Madaxweyne Biixi Oo Baaqatey Iyo Saylici Oo Ka Qeyb Gali Doona.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad Uu Ka Qeyb Gali Lahaa Madaxweyne Biixi Oo Baaqatey Iyo Saylici Oo Ka Qeyb Gali Doona. Madaxweyne Ku XigeenkaSomaliland iyo wafti Balaadhan Oo Uu hogaaminayo ayaa u anbabaxay Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.



Waftiga Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ay xubno ka ahaayeen Wasiiro iyo siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee taladda haya ayaa ujeedadoodu ay tahay sidii ay uga qayb geli lahaayeen xaflad lagu dhagax dhigay dhismaha cusub ee Dekeda Labaad ee Berbera laga hir gelinayo.


 

 

Dhismaha Dekedan Cusub oo ay bilaabayso Shirkadda DP World ayaa markii hore la sheegay in uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ka qayb geli doono, hasayeeshee mar danbe ayay wax isbedeleen oo lagu war helay in uu madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ka qayb galayo.


Dekeda Labaad ee ay hir gelinayso Shirkadda Dp World ayaa ku jirtay qorshaha heshiiskii u dhaxeeyay Somaliland iyo Dp World.