Hargeisa:-Wadooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka Xidhan Iyo Arimaha Sababay.

0
Thursday October 11, 2018 - 13:19:40 in by salman abdi
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Wadooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka Xidhan Iyo Arimaha Sababay.

    Hargeisa:-Wadooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka Xidhan Iyo Arimaha Sababay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Wadooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka Xidhan Iyo Arimaha Sababay.
Shacabka magaalada Hargeysaayaa saaka ku waabaristey inta badan wadooyinka soo gala madaxtooyada Somaliland oo xidhan .


Sababta wadooyinka loo xidhay ayaa ah iyada oo maanta madaxtooyada Somaliland lagu qaban doono xaflad loogu dabaal degaayo Balaadhinta ay dekada Berbera ku sameyn doonto shirkada Dp World taas oo uu shalay soo dhagax dhigay madaxweyne ku xigeenku


 

 

Waxaana xafladan ka qeyb gali doona masuulyiin kala duwan oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi