caalamka:400 Qaxooti Soomaali Oo Ku Dhintay Dagaalka Ka Socda Dalka Yemen

0
Friday October 12, 2018 - 10:13:43 in by salman abdi
  • Visits: 392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    caalamka:400 Qaxooti Soomaali Oo Ku Dhintay Dagaalka Ka Socda Dalka Yemen

    caalamka:400 Qaxooti Soomaali Oo Ku Dhintay Dagaalka Ka Socda Dalka Yemen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

caalamka:400 Qaxooti Soomaali Oo Ku Dhintay Dagaalka Ka Socda Dalka Yemen

Dad gaadhaya ilaa 400 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay dagaalka ka socda dalka Yemen tan iyo intii uu bilowday sannadkii 2015-ka, sidaasi waxaa yiri Qunsulkii hore ee Soomaaliya ee magaalada Cadan Xuseen Xaaji Axmed oo toddobaadkan kasoo laabtay dalka Yemen.

Xuseen Xaaji Axmed oo haatan ah safiirka Soomaaliya ee Suudaanta Koonfureed ayaa idaacadda VOA u sheegay in dadkaasi badankooda ay ku dhinteend duqaymaha cirka.

Dadka dhintay waxa ku jira in ka badan 40 qaxooti Soomaali ah oo bishii Maarso ee sannadkii hore ay diyaarado helikobtarro ah ku duqeeyeen iyaga oo doonayey inay doon ka raacaan magaalada Xudeyda.