Madaxweynaha Ruushka Oo Booqanaaya Dalka Uzbekistan ,Kana Dhisaaya Xarun Nuclear.

0
Tuesday October 16, 2018 - 09:10:23 in by salman abdi
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Ruushka Oo Booqanaaya Dalka Uzbekistan ,Kana Dhisaaya Xarun Nuclear.

    Madaxweynaha Ruushka Oo Booqanaaya Dalka Uzbekistan ,Kana Dhisaaya Xarun Nuclear.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Ruushka Oo Booqanaaya Dalka Uzbekistan ,Kana Dhisaaya Xarun Nuclear.

Madaxweynaha dalka Ruushka Faladamiir

Buutin ayaa la filayaa in uu Jimcaha soo socda booqasho ku tago dalka Usbeegistan, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyadda Ruushka Dhimitriy Beskoof.

 

Afhayeenka ayaa sheegay in madaxweynuhu dalkaasi Jimcaha soo socda, isaga oo socdaal muddo maalmo ah qaadan doona ku jooga doona dalka Usbeekistan .

 

Inta uu dalkasi joogo madaxweyne Buutin waxa uu dhigiisa Usbeekistan la saxeexan doono heshiisyo ay ugu weyn tahay wershad Nukliyeerka ah oo laga dhisi doono dalka Usbeekistan .