War Deg Deg Ah:-Ra'isal Wasaare Ku Xigeenkii Malaysia Oo Xabsiga La Dhigay +Sababta.

0
Friday October 19, 2018 - 10:43:46 in by salman abdi
  • Visits: 382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Ra'isal Wasaare Ku Xigeenkii Malaysia Oo Xabsiga La Dhigay +Sababta.

    War Deg Deg Ah:-Ra'isal Wasaare Ku Xigeenkii Malaysia Oo Xabsiga La Dhigay +Sababta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Ra'isal Wasaare Ku Xigeenkii Malaysia Oo Xabsiga La Dhigay +Sababta.

Guddida la dagaalanka Musuq maasuqa ayaa xabsiga dhigtay Ra'isal wasaare ku xigeenkii hore ee dalka Malaysiya Axmed Saahid Xamidi

, iyada oo lagu eedeeyey musuq maasuq.

 

Ciidamada Booliska ayaa xabsiga u taxaabay Xamidi , iyada oo lagu xidhay wakaaladda la dagaalanka Musuq maasuqa ee Butrajaya , iyada oo maalinta jimcaha lasoo taagi doono maxkamadda magaaladda Kuwaalalambuur , sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay wargeyska The Star.

 

Mr Xamidi ayaa la xidhay kadib markii lagu sameeyey baadhitaano , waxaana lagu eedeyey in uu siyaalo khaldan u isticmaalay awoodiisa , isaga oo sidoo kalena lacago lunsaday .

 

Siyaasigan ayaa ahaa madaxa xisbiga Union of the Union of Malays (AMNO), dhowaan ayay ahayd markii xabsiga la dhigay ra’isal wasaarihii dalkasi Najiib Rasaaq iyo xaaskiisii, kadib markii uu ku guuldaraystay doorashadii dalkaasi laga qabtay ee uu ku guulaystay xisbiga Mahatir Muxamed uu ka sharaxnaa.