Hargaysa:-Madaxweynaha Somaliland Oo Hadalo Kulul Ka Yidhi Dagaalka Ka Socda Deegaanka Dhumay

0
Tuesday October 23, 2018 - 13:13:17 in by salman abdi
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Madaxweynaha Somaliland Oo Hadalo Kulul Ka Yidhi Dagaalka Ka Socda Deegaanka Dhumay

    Madaxweynaha Somaliland Oo Hadalo Kulul Ka Yidhi Dagaalka Ka Socda Deegaanka Dhumay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Hadalo Kulul Ka Yidhi Dagaalka Ka Socda Deegaanka Dhumay

"Dagaalka dhumay ee wakhtigani maaha mid la aqbali karo, mana aha macquul in la daadiyo dhiigga dadka muslinka ah, sidaa awgeed waxa aan ugu baaqayaa kuwa colaadda hurinaya inay ka waantoobaan oo ay u tudhaan dadkooda maatida ah ee aan waxba galabsan iyo aakhiradooda"

Sidaasi waxa yidhi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya degaanka dhumay ee gobolka sool