Ciyaaraha: Daawo Isku Ekaanshaha Qaab Ciyaareedka Xiddiga Barcelona Ee Arthur & Halyeeyga Barcelona Ee Xavi

0
Friday November 02, 2018 - 11:31:51 in by salman abdi
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaraha: Daawo Isku Ekaanshaha Qaab Ciyaareedka Xiddiga Barcelona Ee Arthur & Halyeeyga Barcelona Ee Xavi

    Daawo Isku Ekaanshaha Qaab Ciyaareedka Xiddiga Barcelona Ee Arthur & Halyeeyga Barcelona Ee Xavi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Isku Ekaanshaha Qaab Ciyaareedka Xiddiga Barcelona Ee Arthur & Halyeeyga Barcelona Ee Xavi

Arthur Melo waa xiddig ugu dambayn ay Barcelona ku kalsoontahay in uu buuxin karo booskii madhnaa sanadihii ugu dambeeyay tan ilaa markii uu Xavi ka tagay kooxda.

Xiddiga reer Brazil ayaa durba xaday qalbiga taageerayaasha Barcelona isaga oo soo xasuusiyay waayihii cajiibka ahaa ee uu Xavi khadka dhexe boqorka uga ahaa Barcelona.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa isku ekaanshaah qaab ciyaareedka xiddiga Arthur Melo iyo halyeeyga Barcelona ee Xav