"Paul Pogba Ma Laheyn Dishibiliin Uu Uga Ciyaaro Khadka Dhexe Ee Juunyeerka Man United Iskaba Daa Kooxda Koowaad"

0
Tuesday November 06, 2018 - 12:57:14 in by salman abdi
  • Visits: 1194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Paul Pogba Ma Laheyn Dishibiliin Uu Uga Ciyaaro Khadka Dhexe Ee Juunyeerka Man United Iskaba Daa Kooxda Koowaad"

    "Paul Pogba Ma Laheyn Dishibiliin Uu Uga Ciyaaro Khadka Dhexe Ee Juunyeerka Man United Iskaba Daa Kooxda Koowaad"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Paul Pogba Ma Laheyn Dishibiliin Uu Uga Ciyaaro Khadka Dhexe Ee Juunyeerka Man United Iskaba Daa Kooxda Koowaad"

Darren Fletcher ayaa sheegay in xiddiga aan "dishibiliinka laheyn” Paul Pogba in lagu amaani waayay khadka dhexe ee juunyeerka Manchester United iskaba daa kooxda koowaad.

Xiddigii hore ee Manchester United Fletcher ayaa sheegay in markii ugu horeysay ee uu Pogba joogay Old Trafford in lagu aamini jiray kaliya inuu boos weerar ka ciyaaro.


Waxaana xiddiga haatan u dheela Stoke City Fletcher uu ugu baaqay tababaraha United Jose Mourinho inuu ka ciyaarsiiyo xiddiga ku guuleysta Koobka Adduunka boos weerar islamarkaana uu xoriyad u siiyo inuu soo bandhigo tayadiisa.

34 jirkaan ayaa ka hadlay meelaha uu ka liito Pogba xilli uu ka qeyb galay xalay barnaamijka Monday Night Football ee ka baxa Sky Sports.

Fletcher ayaa ka sheekeeyay waqtigiisii uu caawiyaha u ahaa tababaraha juunyeerka Manchester United ka hor inta uusan Pogba bixin isagoo 19 jir ah kuna biirin Juventus.

Waxa uu yiri: "Markii aan xanuunsaday waxaan caawiye u noqday tababaraha juunyeerka, xiddigihii aan tababareynay waxaa ku jiray Paul Pogba, Jesse Lingard, Ravel Morrison, waxaana Pogba ka ciyaarsiinaynay boos weerar.

"Waxaan dareemeynay inuu ahaa qofka kulamada inoo badin kara, waxaana taasi sii dheereyd xaqiiqda ah inuusan laheyn dishibiliin uu uga ciyaaro khadka dhexe.

"Paul waa la fariisiyay kursiga keydka iyadoo uu tababaraha khadka dhexe u doortay Park Ji-Sung iyo Phil Jones.

"Ma aaminsaneyn inuu leeyahay dishibilliin uu khadka dhexe ee juuny