Maraykan:-Gabadhii Ugu Horaysay Ee Somaliyad Ah Oo Ku Guulaysatay Congress-ka Maraykanka

0
Wednesday November 07, 2018 - 11:58:42 in by salman abdi
  • Visits: 408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykan:-Gabadhii Ugu Horaysay Ee Somaliyad Ah Oo Ku Guulaysatay Congress-ka Maraykanka

    Gabadhii Ugu Horaysay Ee Somaliyad Ah Oo Ku Guulaysatay Congress-ka Maraykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadhii Ugu Horaysay Ee Somaliyad Ah Oo Ku Guulaysatay Congress-ka Maraykanka

Ilhan Cumar, Hodan Xasan, iyo Maxamuud Nuur ayaa ku guuleystay doorashooyinkii ay ka galeen gobolka Minnesota, iyada oo Ilhan Cumar ay ka mid noqon doonto Aqalka Hoose ee Congress-ka Maraykanka, halka Hodan Xasan iyo Maxamuud Nuur ay ka mid noqon doonaan Aqalka Hoose ee baarlamaanka gobolka Minnesota.

Guud ahaan doorashada, labada xisbi ayaa kala qeybsaday labada aqal ee Congress-ka, iyada oo Dimoqraadigu uu qaatay Aqalka Hoose, Jamhuuriguna uu sii xajistay Aqalka Senate-ka.