Saddex Qarax Oo Waa Weyn Oo Gilgilay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

0
Friday November 09, 2018 - 18:13:07 in by salman abdi
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saddex Qarax Oo Waa Weyn Oo Gilgilay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

    Saddex Qarax Oo Waa Weyn Oo Gilgilay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saddex Qarax Oo Waa Weyn Oo Gilgilay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Qaraxyo waaweyn iyo rasaas is xig xigta ayaa laga maqlay magaaalada Muqdisho iyadoo qaraxa ugu weyn uu ka dhacay dhismaha hotelka Saxafi oo ka soo horjeeda xarunta danbi-baarista CID-da ee KM4 magaalada Muqdisho.

Maleeshiyaad hubeysan aya la sheegay in ay isku dayeen in ay gudaha u gallaan hoteelka, hasse ahaatee waxaa toogtay ayaa la yidhi oo ka hortagay ciidamada dowladda.

Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa jira waxaana la sheegaya in dhimashadu ay ka badan tahay 15 qof dhaawacuna ka sii badan yahay .

Bartilmaameedka qaraxan marka aad eegto wuxuu ahaa hoteelka oo ah mid siweyn amaankiisa loo ilaaliyo islamarkaana degan yihiin mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo dad kale oo bulshada caan ka ah.


Gadiidka gurmadka deg dega ayaa markiiba gaaray goobta ay wax ka dhaceen kuwaa oo halkaa ka qaaday dadka ay wax yeelladu soo gaartay