Wasirka cadaalada Abdiqani Cateeye  Wasir xidhidhka golayasha Mohamed Haaji Adan Iyo Xeer ilaliyaha guud  Hassan Ahmed Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London  

0
Friday November 23, 2018 - 13:29:11 in by salman abdi
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasirka cadaalada Abdiqani Cateeye  Wasir xidhidhka golayasha Mohamed Haaji Adan Iyo Xeer ilaliyaha guud  Hassan Ahmed Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London  

    Wasirka cadaalada Abdiqani Cateeye  Wasir xidhidhka golayasha Mohamed Haaji Adan Iyo Xeer ilaliyaha guud  Hassan Ahmed Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London  

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasirka cadaalada Abdiqani Cateeye  Wasir xidhidhka golayasha Mohamed Haaji Adan Iyo Xeer ilaliyaha guud  Hassan Ahmed Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London  
Ogaysiis dhamaanba jaaliyada Somaliland ee ku nool dalka ingiriiska safaarada Somaliland waxay idinju Marti qaadayaan xaflad lagu Soo dhawynaayo 3wasiir oo dalkii Ka Soo Kicitamay Waxanay Kala Yihiin Wasiirada Iyo Xubnaha La Socoda
Wasirka cadaalada Abdiqani Cateeye.
Wasir xidhidhka golayasha Mohamed Haaji Adan.
Xeer ilaliyaha guud Hassan Ahmed.
Kulanka Oo Ay Soo Qab Qaabisay Safarada Somaliland Ee Magaalada London Ayaa Waxa Uu Soo Dhawaynayaa Wasiirada Kala Duwan Ee Ka Socoda Dalka Somaliland Oo Kullan Shaqo Ku Jooga Dalka Ingriiska
Kulanka Ayaa Waxa lagu Xog Waraysan Doona Masuuliyinta Kale Duwan Ee Ka Soo Kicitimay Dalka Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Jooga
Hada Waxa Bulshada Kala Duwan Ee Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada London Iyo Nawaxigeeda In Ay Ka Soo Qayb Galaan Xaflada Soo Dhawaynta Iyo Xog Waysiga Iskugu Jirta Oo Ka Dhacaysay Magaalada london
Nb:-Goobta kulankani ka dhacayaa waa
5 Cavell St, Whitechapel, London E1 2BP
4.8 mi
Safaarada Somaliland London UK kusoo dhawaada qalbi furan gacamo furan muwaadiniinta sharafatleh.