Maxay yihiin caqabadaha ka hor iman kara haddii la ansixiyo heshiiska Britain ay uga baxayso Midowga Yurub

0
Sunday November 25, 2018 - 07:45:06 in by salman abdi
  • Visits: 405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay yihiin caqabadaha ka hor iman kara haddii la ansixiyo heshiiska Britain ay uga baxayso Midowga Yurub

    Maxay yihiin caqabadaha ka hor iman kara haddii la ansixiyo heshiiska Britain ay uga baxayso Midowga Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxay yihiin caqabadaha ka hor iman kara haddii la ansixiyo heshiiska Britain ay uga baxayso Midowga Yurub

Ra'iisul Wasaaraha Britain, Theresa May, ayaa si toos ah ugu baaqday dadkeeda inay taageeraan heshiiska Britain ay uga baxayso Midowga Yurub kaas oo ay kala xaajootay Midowgaasi.

Codsigan ayaa waxa uu imanayaa xilli ay May la daalaa dhacayso sidii ay ugu guulaysan laheyd taageera xildhibaannada ee ah inay heshiiska baritaaraan.

Mrs May ayaa waxa ay qortay warqad furan oo ay dadka ugu boorinayso inay taageeraan heshiiska.

Haddaba si aannu faafaahin dheeraad ah uga helno kulanka maanta ee madaxda Midowga Yurub iyo Ra'iisul Wasaaraha Britain iyo caqabadaha ku hor gudban ayaa waxaannu khadka taleefanka kula xiriirnay Maxamed Ibraahim Hareri oo ka faallooda arrimaha siyaasadda ee Britain.

Waxa uu u warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.