Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

0
Thursday December 06, 2018 - 12:46:29 in by salman abdi
  • Visits: 540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

    Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa qoraal uu soo saaray ku faah faahin duqeyn cirka ah oo ka geysteen deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan degmada Awdheegle.

 

 

Qoraalka ayaa lagu sheegay in duqeyntan si gaar ah loola beegsaday goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Shabaab, waxaana weerarkaasi lagu dilay afar ka mid ahaa dagaalamayaasha Al-Shabaab

 

Ma uusan sheegin khasaare nafeed oo soo gaaray dadka Shacabka ah ah ee ku sugan Awdheegle, weerarkan oo sidoo kale ay qeyb ka ahaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Taliska Mareykanka ayaa sheegay in ay ka go’an tahay dagaalka kooxaha ka dagaalama Soomaaliya sida kooxda yar ee Daacish iyo Ururka Al Shabaab ee ku sugan meelo ka mid ah dalka, kuwaasi oo dagaal kula jira dowladda federaalka