Caalamka:-Madaxweynihi Hore Ee Dalka Maraykanka Oo Maanta La Aasay Iyo Goobta Lagu Aasay.

0
Friday December 07, 2018 - 09:32:05 in by salman abdi
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-Madaxweynihi Hore Ee Dalka Maraykanka Oo Maanta La Aasay Iyo Goobta Lagu Aasay.

    Caalamka:-Madaxweynihi Hore Ee Dalka Maraykanka Oo Maanta La Aasay Iyo Goobta Lagu Aasay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:-Madaxweynihi Hore Ee Dalka Maraykanka Oo Maanta La Aasay Iyo Goobta Lagu Aasay.

Madaxweynaihii hore ee Maraykanka George H.W. Bush ayaa xalay fiidkii lagu aasay Gobolka Texas kadib markii toddobaad xflado duco ah loo sameeyey dalkan.

 

 

George Bush waxa lagu garab aasay xaaskiisii Barbara Bush oo ay is qabeen 73 sano, waxaana ka hor inta aan la aasin Gobolka Texas loogu sameyeey xaflad maamuus ah., kadibna tareen ayaa loogu qaaday magaalada College Station oo ay ku taallo jaamacadda Texas & AM oo uu ku yaallo maktabkiisa.

 

Markii la aasasyey ayaa waxaa lagu sagootiyey salaam ay bixiyeen 21-diyaaradood oo kuwa dagaalka ah, maadaama Bush uu ahaan jiray duuliye diyaaradaha dagaalka. Waxaa kale oo loo riday 21 madfac.

Xafladda ugu dambaysa ee duugtiisa waxaa loo oggolaaday oo keliya eheladiisaa iyadoo laga leexiyey dhammaan kaamiradaha telefiishannada.