Talaabooyin Midha dhalay "Siyaasadda Arimaha Dibadda Somaliland

0
Monday December 17, 2018 - 10:01:18 in by salman abdi
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talaabooyin Midha dhalay "Siyaasadda Arimaha Dibadda Somaliland

    Talaabooyin Midha dhalay "Siyaasadda Arimaha Dibadda Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaabooyin Midha dhalay "Siyaasadda Arimaha Dibadda Somaliland

Maskaxda wanaagsani kuguma badbaadiso kaliya inay awood leedahay, balse waxaa jira farsamooyin yaryar oo ka saari kara caqabaddo aanay abidkaa
xaliseen, Talaabooyin midha dhalay

1- Shirkii Ganacsiga ee safaaradda Somaliland ee Kenya lagu qabtay. Safaaradii Somaliland ku leedahay kenya waxaa lagu qabtay Shir ganacsi
December 02 2018, Shirkani waxaa kasoo qayb galay Ganacsatadda reer kenya,Somaliland iyo waddamo kale oo ka mid ah bariga afrika. Kulankan waxaa ka hadlay wasiirka ganacsiga Kenya "Shirkan waxaa laga wada

 

hadlay Ganacsiga iyo xidhiidhada siyaasi ee ka hirgali kala labadda wadan sida Qaadka Miiroo-ga” Arintani waxay furtay hadal hayn balaadhan oo tartan galisay suuqa qaadka ee u xidhnaa Dalka ethopia waxaana ka hadlay Madaxweynaha Kililka orommada Atto lemma "lagama yaabo in kenya keento qaadka dalka somaliland,Suuqan waxaa gacanta ku haya waa annaga cidkalena ma keeni Doonto”

2- Safarkii Madaxweyne kuxigeenka Somaliland uu ku tagay Yurub.
3- M/kuxigeenka Abdirahman Saylici wuxuu u amba baxay qaarada yurub

waxaanu safarkiisii ugu horeeyay la kulmay 05 Dec 2018 UK HOUSE OF LORDS gaar ahaan Xubno sar sare oo ay ka mid yihiin LORD HOWELL,LORDHANNAY waxaana safarkan ku wehelinayay Dr Adna Aden, Ambassador Ayan ashur waxaanay ka wada hadleen Xidhiidhka UK iyo somaliland.

Wuxuu Madaxweyne saylici safarkisii labad la kulmay Xildhibaanadda baarlamaanka UK gaar ahaan Matthew afford waxay ka wada hadleen waxbarashada,amniga,iyo horumarka,si adkaynta Xidhiidhka UK iyo somaliland. Isla safarkaas wuxuu Madaxweyne Saylici la kulmay 06 Dec 2018 Baarlamaanka Yurub gaar ahaan Xildhibaan James Carver oo ka mid ah Xildhibaanada Midawga yurub waxaanu xildhibaanku ka qoray somaliland warbixin dheer oo uu ku baahiyay warbaahinta caalamka in somaliland tahay goobaha awoodaha aduunka isha ku hayaan.

3-Safarki Wasiirka Arimaha Dibadda Mr faratoon Ambassador Bashir
goth,La taliyaha dhaqaalaha Dr Osman.

 

Isla Dec 13 2018 waxay Wasir faraton iyo waftigii uu hogaaminayayla kulmeen xubin ka tirsan Koongaraska Congressman Hank Johnson of Georgia Xaruntiisa Washington dc waxaanay ka wada hadleen qodobo muhiim u ah Xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka. Waxay waftigani ka qayb galeen Bandhig cilmiyeed ay soo qabanqaabisay Xarunta ugu wayn cilmi baadhista dhinaca siyaasada ee maraykanka IRI oo uu marti ku ahaa la taliyaha gaarka ah ee Madaxweyne Trump lana yidhaahdo JOHN BOLTON waxaanay laga fadhiisiiyay kuraasta VIP-da. Isku soo wada duubo Dhaqdhaqaaqasi wuxuu daarna muddo hal bil ah waxaana mudan in la xuso midha dhalkeedii oo u eeg mid muuqda.

waxaa isla shalay 15 Dec2018 Dalka yimid Hogaanka dhaqanka orommada Abaa gaadaa waxaanay taabteen Nuxurka safarkooda "93% ayaa dhaqaalaha ka yimaada somaliland ka yahay dakhligayaga” sidaa waxaa yidhi waftigii abaa
gaadaa ee orromia.

Dawladda Ethopia oo soo magacowday somaliland Safiir Meeqaam sarre oo inbaddan kasoo shaqaynayay Diplomaasiyadda Mr shamsudiin. Siyaasadda
arimaha dibadda waxay qaaday talaabooyinkaas oo midha dhalkeediina muuqdo,In la is kaashado oo qaranka la wada dhisto ayaa la innaga rabaa.

W/Diyaariyay:Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed Furre