Iskuduwaha Wasaarada Ganaciga, Warshadaha Iyo Dalxiiska Ee Gobolka Togdheer Cabdi Maxamed Ismail Waxa U Tacsi Dirayaa Geeridi Ku Timid Maamulaha Kastanka Cashuuraha Ee Beer.
Iskuduwaha Wasaarada Ganaciga, Warshadaha Iyo Dalxiiska Ee Gobolka Togdheer Cabdi Maxamed Ismaaaciil Ayaa Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Dhamaanba Dadkii Kala Duwana Ee Ku Geeeriyooday Shilkii Labad Gaadhi Ee Isku Dhacay Duleedka Burco Waxa Uu Gaar Ahaan Iskuduwuhu Tacsi U Dirayaa Maamulaha Kastanka Cashuuraha Ee Beer Faarax Cumar Sugule Oo Ku Geeriyoodhay Shilkii Gaadhi
Dhamaanba Shaqalaha Kala Duwan Ee Wasarada Ganaciga Iyo Warshadaha Somaliland Ayaa Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Maamulaha Kastanka Cashuuraha Beerad Oo Ku Geeriyooyaday Shilkii Labada Gaadhi Ee Xalay Oo Ay Taariikhdu Ahayd 01/01/2019 Sidoo Kale Waxa Uu Tacsi Ugu Dirayaa Dhamanba Shacabka Somaliland Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Waxa Uu Ilahay Uga Baryayaa Ilahay In Uu Janaada Ka Waraabiyo Isaga Iyo Intii Kale Ee Shilkaas Kula Geeriyootay in ilahay naxariitii Jano KaWaraaabiyo Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin
Iskuduwaha Wasarada Ganacsiga, Warshadaha Iyo Dalxiiska Gobolka Togdheer Cabdi Maxamed Ismaaciil
Burco/Somaliland