Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya

0
Saturday January 12, 2019 - 10:03:37 in by salman abdi
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya

    Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya

Khilaafka Dibu-Dhaca Doorashada Oo Cirka Isku Shareeray KULMIYE Iyo UCID Oo Ku Shuraakoobay Inay Doorashad Dib,Udhacday Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Gaaf-wareegaya
Sidaynu ka wada War qabno Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu warqad u diray Goolaha Guurtida isagoo ku wargelinaya in Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland aay xuseen inaanay doorashada Baarlamaanka iyo Goolayaasha Degaanku qabsoomi Karin March Siduu Ku Xusay Warqaduu U first Guurtida, isagoo isla markaana xusaya in Qabashada Amaba Qabsoomida Doorashadu u baahantahay mudo Toban bilood ah.

Hadaba Warqadan madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Guurtida u Diray maxay daarantahay?

 

Markaad aad u eegto waxaa kaaga muuqanaysa in Madaxweyne Muuse Biixi aanu diyaar u ahayn doorasho Qabsoonta. Sababtoo ah Xisbiga Ucid Iyo Kulmiye waxay u midoobeen in muran cusub oo hor leh Curiyaan Sababtoo ah Koomishanka Qaranka Mudo Xileed koodii wuxuu dhacayaa 29 November 2019. Waxaanu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku Xusay Warqaduu U diray Guurtida Inaanay March 2019 Qabsoomi Karyn doorasho Una baahantahay u diyaar garowgeedu mudo Toban Bilood ah. March 2019 Marisa's Toban bilood Ku darto waxay ku beegnaanaysaa January 2020 lakiin wuxuu kasii codsaday Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Guurtida in Isla Koomishankani Qabto Doorashada oo Mudo Xileed koodu ku eegyahay 29 November 2019. Arintaasoo hadii Guurtidu ka aqbasho hadana Dhalin doonta Muran Cusub oo ka dhex Curta Xisbiyada Qaranka Somaliland iyo in la Bedel Koomishankan lana soo Xulo Koomishan Cusub oo iyana mudo qaadan doonta dibna usii riixi doonta Doorashada