"Waxa la yaabka leh waxa weye wuxu Difaacayaa Shaydaanka, Yuu ka Difaacayaa, Wuxu Ka Difaacayaa ..." Sh Umal oo Buug Nin Somali ahi Qoray uga Digay
Sh. Maxmed Cabdi Umal ayaa Jimcihii la soo dhaafay si weyn ugaga Hadlay Buug uu qoray nin soomaali ah oo Cilmaani ah oo uu ku sheegay inu Danbiyo Badan ka Galay Diinta iyo Caqiidada islaamka
Contact@afkashacabka.com