Ururka Al Shabaab Oo Shaaciyey Sababta Ay U Weerareen Hotel-kii Magaalada Nairobi Ku Yaalay

0
Thursday January 17, 2019 - 13:50:22 in by salman abdi
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Al Shabaab Oo Shaaciyey Sababta Ay U Weerareen Hotel-kii Magaalada Nairobi Ku Yaalay

    Ururka Al Shabaab Oo Shaaciyey Sababta Ay U Weerareen Hotel-kii Magaalada Nairobi Ku Yaalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Al Shabaab Oo Shaaciyey Sababta Ay U Weerareen Hotel-kii Magaalada Nairobi Ku Yaalay

War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa lagu sheegay in Weerarkii ay Salaasadii ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi uu jawaab u ahaa Go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ee uu Caasimadda Israel ugu aqoonsadeen magaalladda Quddus-ta La-hayo ee dhulalka Reer Falastiin.

Labo Qoraal oo ay Alshabaab soo saareen waxay ku sheegteen mas’uuliyadda Weerarkaasi, iyagoo sheegay inuu Hawlgalkaasi jawaab cad u yahay hadalkii Donald Trump iyo Go’aankiisii uu Caasimadda israel ugu aqoonsaday magaalladda Quddus-ta la-haysto ee Reer Falastiin.

si kastaba ha ahaatee, Alshabaab waxay sheegeen inay sii wadi doonaan Hawlgalka ay kaga soo horjeedaan Go’aanka Maraykanka ee ay magaalladda Quddus ugu aqoonsadeen Caasimadda Israel.