Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Af-Lagaado U Geystay Ciidamada Policeka Somaliland Iyo Madaxweyne Biixi

0
Saturday January 19, 2019 - 13:36:02 in by salman abdi
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Af-Lagaado U Geystay Ciidamada Policeka Somaliland Iyo Madaxweyne Biixi

    Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Af-Lagaado U Geystay Ciidamada Policeka Somaliland Iyo Madaxweyne Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Af-Lagaado U Geystay Ciidamada Policeka Somaliland Iyo Madaxweyne Biixi

Ninka lagu Magacaabo Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf "Cali Gurayā€¯ ayaa Ciidanka Booliska Somaliland ku tilmaamay Reer iyo Casabo.

Hadalkan ayaa uu ku baahiyay Bogiisa Face-Booga.

Waxaanu sheegay in Booliskii Dalku noqday Qowlaysato uu silcinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman.

Dhinaca kale Masuulkan ayaa sheegay in Taliye Fadal iska horkeenayo Dawladda iyo Dhalinyarada dalka

Lama garanayo waxaa keenay in Siyaasigan ay Haybta dhow wadaagaan Muuse Biixi ku tidhaabo in Ciidanku Casab yahay.

Dhinaca kale Cali Guray ayaa sheegay in Ciidankii Booliska ee Siyaad Barre dhaamay kan Somaliland

Halkan Hoose Ka Akhriso