Hargaysa:Todoba Xildhibaan Ayaa Laga Hor Joogsaday Fadhigii Muddo Kordhinta!!!!! "Proff Abdi ALI

0
Tuesday January 22, 2019 - 10:58:59 in by salman abdi
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Todoba Xildhibaan Ayaa Laga Hor Joogsaday Fadhigii Muddo Kordhinta!!!!! "Proff Abdi ALI

    Hargaysa:Todoba Xildhibaan Ayaa Laga Hor Joogsaday Fadhigii Muddo Kordhinta!!!!! "Proff Abdi ALI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:Todoba Xildhibaan Ayaa Laga Hor Joogsaday Fadhigii Muddo Kordhinta!!!!! "Proff Abdi ALI

Ma maqashay in Golihii Guurtidu kordhiyeen, todoba xildhibaanna laga hor joogsaday fadhigii?

Sharci-doon: Kordhintu ha ii joogtee, aniga waxa ii daran sharciyadda lagaga horjoogsaday xildhibaanada in ay soo galaan; tani waa ugub; ka saaristu way jirtay; maan arag xeer hoosaadkooda; laakiin Gole waan soo maray; xildhibaan baan soo ahaa; ka saaristu ha ii joogto, laakiin ka hor istaag sina macquul uma aha in lagu daro xeer hoosaad ka; hadduu ku jirana waa qalad!!!

Wariyihii: oo maxaad ku talin lahayd?

Sharci-doon: intay goori goor tahay xaal marin ha waydiistaan shirguddoonka; haddii laga garaabi waayo sharciga ha u ashkatoodaan; dee haddii kale, berina golaha wakiilada ayaa loola imanayaa taasoo kale; eesh qiyaasak; xisbiyadiina maxay samayn shirarkooda; Allaa yahdiik!!!!

Cabdo; maamul wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.