![](https://afkashacabka.com/uploads/afkashacabka_bnr.jpg)
Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Columbus Waxay Hanbalyo U Dirayaan Boqorka Cabdifatax Maxamud Cali(Walaaleeye) Iyo Marwadiisa Qaaliga Rooda Cali Abdi Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magalada Burco

Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Wadanka Maraykanka Gar Ahaan Columbus Ohio Waxay Hanbalyo Iyo Bogaaadin Aan Lasoo Koobi Karin Hawada U Marinayaan Gudoomiyaha Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Columbus Ohio Ee Dalka Maraykanka Cabdifatax Maxamud Cali Iyo Marwadiisa Qaaliga Rooda Cali Abdi Oo Maherkoodu 28/01/2019 Ka Dhacay Magalada Burco Ee Xarunta Gobollka Togdheer,
Masuuliyintan Iyo Qaar Ka Mida Tageerayasha Xisbiga Wadani Ee Columbus Ee Dalka Maraykanka Waxay Qoyska Cusub Ugu Ducaynayaan Ducadii Nabageeni Maxamed Naxaris Iyo Nabad-Galyo Korkiisa Ahaate Ugu Ducayay Qoyska Cusub Ee Ku Soo Bira Qoyasaska Islaamka Ee Dhisan Ee "Baaraka Laahu Lakum Wa Baaraka Calaykum Wajamaca Baynakuma Bilkhayr”. باركاللهلكماوباركعليكماوجمعبينكمافيخير