Hanbayo Iyo Bogaadin Ku Soocata Lamanaha Is Calmaday Cabdifatax Maxamud Cali Iyo Marwadiisa Qaaliga Rooda Cali Abdi Oo Maherkoodu Ka Dhacay Magalada Burco

0
Monday January 28, 2019 - 18:01:10 in by salman abdi
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbayo Iyo Bogaadin Ku Soocata Lamanaha Is Calmaday Cabdifatax Maxamud Cali Iyo Marwadiisa Qaaliga Rooda Cali Abdi Oo Maherkoodu Ka Dhacay Magalada Burco

    Hanbayo Iyo Bogaadin Ku Soocata Lamanaha Is Calmaday Cabdifatax Maxamud Cali Iyo Marwadiisa Qaaliga Rooda Cali Abdi Oo Maherkoodu Ka Dhacay Magalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanbayo Iyo Bogaadin Ku Soocata Lamanaha Is Calmaday Cabdifatax Maxamud Cali Iyo Marwadiisa Qaaliga Rooda Cali Abdi Oo Maherkoodu Ka Dhacay Magalada Burco

Ilma MaxamuCali Iyo Ilma Cali Cabdi Hanbalyo Meher Wacan waxay U Dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Columbus Ohio Ee Dalka Maraykanka Cabdifatax Maxamud Cali Iyo Marwadiisa Qaaliga Rooda Cali Abdi Oo Maherkoodu 28/01/2019 Ka Dhacay Magalada Burco Ee Xarunta Gobollka Togdheer,


Waxgaradkan Iyo Ehelkani Waxay Qoyska Cusub Ugu Ducaynayaan Ducadii Nabageeni Maxamed Naxaris Iyo Nabad-Galyo Korkiisa Ahaate Ugu Ducayay Qoyska Cusub Ee Ku Soo Bira Qoyasaska Islaamka Ee Dhisan Ee "Baaraka Laahu Lakum Wa Baaraka Calaykum Wajamaca Baynakuma Bilkhayr”. باركاللهلكماوباركعليكماوجمعبينكمافيخير


Image may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, sunglassesImage may contain: 1 person, sitting and beardImage may contain: 5 people, people standing and indoorImage may contain: 3 people, including Bulshawi Abdillahi Diriye, people standing and beardImage may contain: 2 people, including Suhuur Sagal Cabdale MaxamuudImage may contain: 4 people, including Badri Kozar, people standing