Xildhibaan Abdilaki Oo Hambalyo U Diray Wariye Ridwaan Caydiid Iyo Marwadiisa Ikraan Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa.

Xildhibaan Abdilaki Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Burco ayaa Waxa Uu Hambalyo U Diray Wariye Riwdaan Akiid Iyo Marwadiisa Ikraan Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa Ee Xarunta Gobollka Maroodi Jeex Waxa Uu ilahay Ugu Baryay In Ay Noqodaan Qoyskii Midho Dhala Ee Xasila.
Inta Badan Xildhibaan Laki Ayaa Is Garabtaaga dhalinyarada Kala Duwan Ee Somaliland La Dareen Qaata Had Bada Darufta Taagan Markaasi Oo Is Garab Taaga Dhalinyarada Somaliland
Abdilaki Ayaa Waxa Uu Hambalyo Iyo Bogaadin U dirayaa Lamaanaha Ku Midoobay Nolosha Qoys Xalaal Ah Waxaanu Ilahay Ugu Bar Yay In ilahay Ka Dhigo Kuwii Isku Wara Ubad Khayr Qaban Kala Hela Noloshan Meel Sare Ka Gaadha