Hargaysa:-Masuuliyiin Loo Xidhay Falal Musuqmaasuq Oo Ay Ku Kaceen Iyo Hantidhawraha Oo Baadhis Ku Waday

0
Saturday February 16, 2019 - 11:38:02 in by salman abdi
  • Visits: 445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Masuuliyiin Loo Xidhay Falal Musuqmaasuq Oo Ay Ku Kaceen Iyo Hantidhawraha Oo Baadhis Ku Waday

    Masuuliyiin Loo Xidhay Falal Musuqmaasuq Oo Ay Ku Kaceen Iyo Hantidhawraha Oo Baadhis Ku Waday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyiin Loo Xidhay Falal Musuqmaasuq Oo Ay Ku Kaceen Iyo Hantidhawraha Oo Baadhis Ku Waday

Warar ay Afkashacabka  heshay ayaa sheegaya in xukuumada Somaliland ay xabsiga utaxaabtay maareeyihii hore ee madbcada qaraka Somaliland Siciid Saalax Shire iyo agaasimihii maamulka iyo lacagta ee madbacada qaranka Cabdikariin Cabdilaahi Cumar.

Masuuliyiintan ayaa loo haystaa falal musuqmaasuq kadib markii baadhis uu hanti dhawrku sameeyey ay wararku sheegeen in lagu helay falal musuq maasuq oo ka dhacay madbacada qaranka mudadii ay maamulkeeda gacanta ku hayeen masuuliyiintani.

Arinkan weli dawlau dhinaceeda kamay hadal, waxaana la filayaa in ay soo bandhigi doonto sababta ka dambaysay xadhiga masuuliyiintan